Sargaal sare oo katirsanaa Ahlu Sunna iyo Ciidamo uu watay oo ku biiray ciidanka Dowlada

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sargaal sare oo katirsanaa maamulka Ahlu Sunna iyo ciidamo uu watay ay ku biireen ciidanka dowlada ee dhawaan la wareegay degmada Guri Ceel. Cabdullaahi Daahir Rooble Cadde oo ahaa sargaal sare oo katirsanaa Ahlu Sunna gacantana ku hayay hub badan iyo ciidamo ayaa wadahadalo … Continue reading Sargaal sare oo katirsanaa Ahlu Sunna iyo Ciidamo uu watay oo ku biiray ciidanka Dowlada